Dekadda Berbera oo laga dareemayo mashquulka dhoofinta xoolaha: Video

Dekadda Berbera oo laga dareemayo mashquulka dhoofinta xoolaha: Video

daajis.com:- Dekadda magaalada Berbera ee maamulka Somaliland ayaa buux dhaafiyay xoolo kala duwan oo loo iib geynayo dalalka Khaliijka, gaar ahaan Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Xoolaha laga dhoofiyo dekadda Berbera ayaa soo mara Maxjarka National Gurantine oo lagu hubiyo caafimaadka xoolaha kala duwan ee Sacuudiga loo iibgeeyo oo ay ganta ku hayso shirkadda Indho-deero.


Todobaaadkaan ayaa waxaa dekadda Berbera ka baaxeen xoolo isugu jira Ari, Ido, Geel iyo Lo, tiro ahaan dhan 50,000 neel, iyadoo Sacuudiga ogolaaday in sanadkan Hal Milyan iyo bar xoolo nool ah loo iibgeeyo Sacuudiga si ay waajibaadka xajka dadka gudanayo u isticmaalaa.dhoof-xoolo

Xoolahan ayaa waxay ka kala yimaadeen deegaanada ay Soomaalida degto sida Gobolada Koonfureed ee Soomaaliya, Waqooyiga iyo dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada