daajis.com:- Askarta Nabadsugida Soomaaliya gaar ahaan ciidanka loo bixiyay ONKOD ayaa maalintii labaad Magaalada Muqdisho, waxa ay ka wadaan howlgalo ammaanka Muqdisho ku saabsan.
Nabadsugidan ayaa lasoo dhoobay wadada Maka Al-Mukarama Isgoysyadeeda, halkaasi oo baaritaano ay ku hayaan gaadiidka iyo dadweynaha saaran intaba.
Askarta Booliiska ayaa sidoo kale shalay Muqdisho ku soo bandhigay labo ruux oo lagu eedeeyay inay masuul ka ahaayeen dilal qorsheysan oo Magaalada Muqdisho ka dhacay.
Weli horlgalkan oo kale lama qaban waxaase la is waydiinayaa raga miisaanka leh ee lagu qabqabtay howlgalkan in ay gaarayaan xabsiyada sare ee dowlada iyo in kale maadaama hore maxaabiis madax shabaab ah ay ku jiraan la sii daayay
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at