daajis.com:- Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markale ku celiyay inaanan Ciidanka Difaaca ee dalka Kenya laga soo saari doonin Koonfurta Soomaaliya, ilaa Soomaaliya ay ka dhalato nabad waarta.
Muddooyinkan dambe ayaa waxa ay warbaahinta hadalhaysay inay Kenya diyaarinayso qorshe dhameystiran oo ay Ciidamadeeda ugala soo baxayso dalka Soomaaliya, kadib markii mucaaradka ay xukuumadda dalkaasi ku cadaadiyeen in ciidamada dib loogu soo celiyo Dalkooda si ay u yaraadaan weerararda Al Shabaab ay ka gaysanayso dalkaasi.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at