Gabar Cadaan ah oo is Madoobaysay oo Waalidkan ay Sheegeen inay Iyagu Dhaleen (VIDEO)

Gabar Cadaan ah oo is Madoobaysay oo Waalidkan ay Sheegeen inay Iyagu Dhaleen (VIDEO)


daajis.com:- Waxaa arin la yaab leh ay ka dhacday dalka Maraykanka kadib markii gabar cadaan ahayd ay iska dhigtay  madow.

Arintan ayaa soo shaac baxday kadib markii, waalidkeed ay u bagi waayeen isbadalka ay gabadhooda isku suubisay.

Gabadhan ayaa la sheegay inay waligeedba jeclayd dadka madow, waxayna markii danbe ku biirtay oo ay madax u noqotqy Urur u dooda xuquuqda dadka Madow oo lagu magacaabo (NAACP).

Halkaan ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada