Puntland oo digniin adag kasoo saartay shirka Cadaado ka socda

Puntland oo digniin adag kasoo saartay shirka Cadaado ka socda

daajis.com:- Maamulka Puntland ayaa soo saartay bayaan colaad xambaarsan oo ay ku caddeynayaan mowqifkooda ku aadan dhismaha maamulka gobolada Mudug iyo Galgaduud, iyadoo sheegtay in dastuurka maamulkaasi loo ansixiyay uu qeexayo in dhulka Puntland qeyb ka mid ah uu yeelanayo maamulkaasi.

Bayaanka kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu yiri “Waxaa nasiib darro ah in Cadaado lagu qaybiyey qoraal lagu sheegay Dastuur oo ay ergooyinku ansixiyeen kaas oo tilmaamaya in maamulkaasi xuduud la lee yahaygobolka Nugaal, Arrintaas waxaa goobjoog ka ahaa oo barakeeyey ayey tiri Puntland Wasiirka Arrimaha Gudaha & Federaalka Cabdiraxmaan Odowaa”.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada