daajis.com:- Kadib markii ay Shirkadda Master-card shaacisay inay Maal gashanayso dalka Soomaaliya ayaa waxa ay idaacadaha aduuku bilaabeen inay ku soo baraarugaan isbedeleda ka jira dalka soomaaliya.
iyadoo arintani ay la yaabeen Qubarada Dhaqaalaha falanqeeya iyo Shirkadaha lamidka ah Master-card, ayaad haddana waxaad moodaa inay fahmayaan booska istraatiijiyadda ah ee shirkadda Master-card ay doonayso inay ka hesho daqliga loo diro Dalka Soomaaliya.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:17 and have
, Published at