VIDEO:- Ku Dhawaad 450 qof oo Dab ku Qabsaday Magaalada Taipei ee dalka TAIWAN

VIDEO:- Ku Dhawaad 450 qof oo Dab ku Qabsaday Magaalada Taipei ee dalka TAIWAN

daajis.com:- Dad aad u tiro badan oo maanta isugu yimid goob ay ka socotay xaflad (music festival) ayaa waxaa qabsaday Dab aad u xoog badan, iyadoo halkaasin ay ku gubteen oo dhaawacyo culusi uu ka soo gaaray dad kor u dhaafaya ilaa 450 qof, tiradaana aad ayay u sii kordhaysaa saacadba saacaday ka danbeyso.

Dabkan ayaa waxaa loo malaynayaa inay sababtay iyadoo tank-iyo goobta la’isugu keenay ay ka baxsadeen gaasas, ku waas oo qaraxa sababay ka dib markii uu qof uu damcay in uu sigaar shito.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada