daajis.com:- Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ee Ciraq Fua’aad Macsuum ayaa waraaqaha aqoonsiga ee safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonta dalka Ciraq Khadiija Al-Maqsuumi.
Khadiija Al-Maqsuumi ayaa noqotay safiirkii ugu horreeyey ee matalaya Soomaaliya oo dalka Ciraq tagta in ka badan 25 sano kadib.
Warbixin ku saabsan arrintaas oo uu diyaariyey Universal TV hoos ka daawo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at