VIDEO:- Madaxweynaha Dalka Sudan Omar Al-Bashiir oo Ka Baxsaday Dalka South-Africa

VIDEO:- Madaxweynaha Dalka Sudan Omar Al-Bashiir oo Ka Baxsaday Dalka South-Africa

daajis.com:-  Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar al-bashiir ayaa la sheegay inuu maanta duhurkii diyaarad qaas ah ay si dhuumaalaysi ah ka qaadey dalka Koonfur Afrika, halkaas oo Maxkamad ku taal dalkaasi ay maalintii shalay ahayd dalbatay in madaxweyne Al Bashiir uusan dalka ka bixi karin.

Cumar Al Bashiir ayaa laga soo bilaabo sanadkii 2008-dk ilaa iyo hadda ay maxkamadda denbiyadda caalamiga ICC ay sheegtay inay soo xirayso hadii madaxweynuhu uu dalka dibadda uga Baxo, waxayna Maxkamaddu isla shalay dalka Koonfur-Africa ka dalbatay inay u soo gacan geliso kuna soo wareejiso Cumar Xasan Al-bashiir oo dalkaasi ugu sugnaa si uu uga qaybgalo kulanka madaxda uruka midowga Afrika.

Halkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada