VIDEO:- Madaxweynaha Puntland oo kala diray Golaha Deegaanka ee Magaalada Garoowe

VIDEO:- Madaxweynaha Puntland oo kala diray Golaha Deegaanka ee Magaalada Garoowe

daajis.com:- Madaxweynaha Puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kala diray golahii deegaanka ee Magaalada Garoowe, wuxuu sidoo kale isku shaandhayn ku sameeyey qaar ka mida Agaasimayaasha wasaaradaha dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa wuxuu si kumeel gaar ah u magacaabay maamul sii haya Magaalada, isagoona Duqa magaalada u magacaabay Axmed Saciid Geele Garoon Shoodhe, halka ku xigeenkiisana u magacaabay Mustafe Maxamuud Ismaaciil.

Halkaan Hoose ka Daawo




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada