VIDEO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka Dib ugu soo laabtay

VIDEO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka Dib ugu soo laabtay

daajis.com:- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtey Caasimadda Muqdisho, kadib markii uu safaro kala duwan uu ku soo kal bixiyay wadamo ku yaal Qaaradda Africa.

Madaxweynaha ayaa wuxuu maalmihii u danbeeyay ka soo qaybgalay labo munaasabadood oo lagu Caleemosaarayay Madaxweyneyaasha Nigeria iyo Suudaan.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa intii ay dalalkaasi marayeen kulamo muhiim ah la qaatey Madaxweyneyaasha Muhammadu Buhari, Uhuru Kenyatta iyo Cumar Xasan Al Bashiir.

Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada