VIDEO:- MAREYKANKA: Ninkii cadaa ee dadka madowga ah kaniisada ku xasuuqay oo lasoo qabtay

VIDEO:- MAREYKANKA: Ninkii cadaa ee dadka madowga ah kaniisada ku xasuuqay oo lasoo qabtay

daajis.com:-  Dylann Roof oo ninkani lagu magacaabo ayaa sagaal ruux oo madow ah oo uu mid yahay wadaadkii kaniisadda ka muxaadareynayay dilay kadib markii isagoo hubeysan uusoo galay kaniisadda.


Dhacdadan ayaa ka dhacday gobolka South Corolina, waxaana uu u baxdasay xasuuqa kadib ninkani magaalo lagu magacaabo Shelby oo laga soo qabtay.


Daawo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada