VIDEO:- United Nations-ka oo Soo Dhaweeyay Hor’umarka ka Jira Dalka Soomaaliya

VIDEO:- United Nations-ka oo Soo Dhaweeyay Hor’umarka ka Jira Dalka Soomaaliya

daajis.com:-  Isbuucan aynu ku gudo jirno ayay ahayd markii xubnaha hogaanka u haya dalka Burburka ku dhacay ee Soomaaliya ay warbixin ka siiyeen Wadamada ku bahoobay Qaramada Midoobey , halka uu marayo Horúmarka iyo Guulaha ay ka gaareen dhanka amaanka iyo Ururka Al Shabaab.

Danjire Nicholas Kay ayaa waxbixin kooban ka bixiyay halka uu marayo samaynta Maamul Goboleedyada iyo hiigsiga sanadka 2016-ka.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada