daajis.com:- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka qeybgalay Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamiga ee lagu qabtay dalka Kuiwait.
Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in Shirkaasi guulo wax ku ool ah ay uga soo hoydeen dowladda Soomaaliya. Wasiir Hadliye oo Shir Jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa waxa uu cadeeyay in Wasaaradiisu ay diiradda saartay ka hadlidda arrimaha muhiimka u ah Xukuumadda Soomaaliya, Sida dib u dhiska Ciidamada Xooga, Hiigsiga 2016 iyo Arimo kale oo badan.
Halkaan Hoose ka Daawo.
Halkaan Hoose ka Daawo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:42 and have
, Published at