daajis.com:- Daawo Naagahan soo dukaamaysiga tegay sida ay wax u xadayaan, sheekada hal shaati hal surweel waa dhaaftay.
Naagahan ayaa isku soo raaco kooxo kooxo, qaar ayaa waxaa loogu talagalay ay mashquuliyaan dadka dukaanka iibiya, kooxda kalana waxay dabarayaan alaabta dukanka taalo.
Bal daawo inta dhar ay naagahanu ay halmar xadayaan, siiba naagta dharka gaduudan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:30 and have
, Published at