Daawo: Dalka Gariiga Oo U Dareeray Afti Maanta Oo Axad Ah La Qorsheynayo In Ay Ka Dhacdo (VIDEO)

Daawo: Dalka Gariiga Oo U Dareeray Afti Maanta Oo Axad Ah La Qorsheynayo In Ay Ka Dhacdo (VIDEO)

daajis.com:- Malaayiin qof oo reer Giriig ah ayaa maanta u codeynaya afti ku saabsan in la diidaayo ama la aqbalaayo qorshaha deen bixinta ee dalkaasi ay u soo jeediyeen Yurub.

Asigoo codkiisa dhiibanaya ra’iisul wasaaraha Giriiga, Alexis Tsipras, waxa uu sheegay inuusan jiran qof diidi kara rabitaanka shacabka.

Xibigiisa ayaa waxa ay dadka horey ugu baraarujiyeen inay diidaan qorshaha loosoo jeediyay ee uu ku tilmaamay inuu yahay mid lagu duleysanaayo Giriigga.
Laakiin hogaamiyayaasha Yurub iyo mucaaradka Giriigga waxa ay ka digeen in loo codeeyo MAYA, taas oo ay tilmaameen inay keeno doonto natiijo uu Giriiga uga baxo dalalka isticmaalo lacagta Euro ga.

Waxaa la saadaalinaayaa in natiijada ay aad isugu dhowaan doonto.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada