daajis.com:- Gaalkacyo (Kalshaale) Maadaxweynaha Galmudug C/kariin Xusen Guuleed ayaa ka qayb galay dibad bax ay kasoo qayb galeen Kumanaan dadweyne ah oo ku nool magaalada gaalkacayo ee Xarunta Gobolka galmudug.
Masuliyiin hore, haween, aqoonyahano & odayaal ka hadlay goobta ayaa waxa ay madaxweynaha ka codsadeen in uu wax ka qabto kaabayaasha dhaqaale ee maamulkasi galmudug sida in ladhiso dekedda magaalada Hobyo.
Dhanka kale MD Cabdikariim Guuleed waxa uu fariin u diray maamulka puntland oo uu sheegay in ay nabad kula noolaadaan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:00 and have
, Published at