Daawo Sawirro: Libaaxyo si cajiib ah u weeraray ugaarta goodirka loo yaqaano xili ay…

Daawo Sawirro: Libaaxyo si cajiib ah u weeraray ugaarta goodirka loo yaqaano xili ay…

daajis.com:-  Waa Laba libaax oo xoog badan, waxay jid laami ah dhexdii ku qabsadeed mid ka mid ah ugaarta goodirka loo yaqaano.

xiliga ay weerareen goodirkaasi waxaa jidka isticmaalayay gaadiid dhawr ah, dadka saarnaa gaadiidkaasi ayaa daawanayay sida ay libaaxyadu u qabteen ugaartaasi, iyagoo aan haba yaraatee ka cabsanaynin gaadiidka meesha maraya.

Libaaxyada oo lagu tilmaamo boqorka duur joogta,ayaa ku guulaystay in ay dilaan goodirka meel wadada dhexdeeda ah .










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada