Daawo Sawirada:- Wiil ka tirsan Kooxda daacish oo gowracay sarkaal ka tirsanaa ciidamada dalka Siiriya

Daawo Sawirada:- Wiil ka tirsan Kooxda daacish oo gowracay sarkaal ka tirsanaa ciidamada dalka Siiriya

daajis.com:- Kooxda Daacish, ayaa baahisay Muuqaalka Wiil ka tirsan carruurta ay tababarto kooxdaas, oo qoorta ka jaraya sargaal ka tirsanaa Ciidamada dalka Siiriya.

Dagaalyahan dhinac taagnaa Cunuga arxanka daran, ayaa xusay, in dagaalka ay wadaan uusan ku ekaa doonin Dimishiq iyo Ximsi, oo ay doonayaan inay qabsadaan Baytul Maqdas iyo Roma.

Cunugaan yar ee mintidka ah, ayaa Midi ku kala reebay Madaxa sargaalkaas iyo Jirkiisa.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada