Daawo: Madaxwayne Guuleed oo waraysi Bixiyey kaga Hadlay Dhismaha ciidanka iyo Qorsha ay Puntland ku Wajahayaan

Daawo: Madaxwayne Guuleed oo waraysi Bixiyey kaga Hadlay Dhismaha ciidanka iyo Qorsha ay Puntland ku Wajahayaan

daajis.com:- Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Gal-mudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa waraysi uu Siiyey Wariye Xasan Cade wuuxuu uga hadlay arimo badan iyadoona uu Wajahay Su’aalo dhowr ah.

Wuxuuna siwayn Fariin ugu diray dhamaan Jaaliyadaha Galmudug, wuxuuna ka hadlay dhismaha Ciidamo Xoog badan, Dhismaha Xukuumada, Wada hadal-ka Ahlu-suna, iyo Qorshahooda ay ku Wajahaan maamulka Puntland.

Hoose ka Daawo




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada