daajis.com:- Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay 13 oday dhaqameed kuwaasi oo la sheegay iney ka qabteen degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kuwaasi oo ka qeyb galay dhismaha maamulka Galmudug ee kusoo idlaaday magaalada Cadaado.
Baraha Internet-ka ee taageera Alshabaab ayaa lagu baahiu magacyada 13 oday dhaqameed iyo sawiradooda oo la sheegay iney Alshabaab soo bandhigeen, maadaama maalmo ka hor ay u gacan galeen,waxaana magacyadooda lagu kala sheegay:-
1-Adan Maxamed Cumar ” Adan Feerey”
2-Qaasin Kaarshe Caraale
3-Daahir Cali Xaydar ” Daahir Jaqafle”
4-Maxamed Shire Koonfure
5-Cali Muuse Faatax
6-Xasan Cali Ciye ” Xasan Goley”
7-Ciribey ColCol Axmed
8-Xasan Axmed Warsame
9-Xasan Cabdi boor “Xasanxarako”
10-Cabdi Cumar Iley “Cabdidheere”
11-Shaafici Cismaan Jalafeey
12-Jalaato Macalin Cali Yuusuf
13-Cabdulahi Abshir Faarax.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 07:30 and have
, Published at