DAAWO: Muuqaalkii ugu danbeeyay ee Laga soo duubay magaalada Muqdisho Oo ay Dad badan u qaadan Waayeen

DAAWO: Muuqaalkii ugu danbeeyay ee Laga soo duubay magaalada Muqdisho Oo ay Dad badan u qaadan Waayeen

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkii ugu danbeeyay ee laga soo duubay magaalada Muqdisho iyo isbadalka Balaadhan ee ku yimid oo ay ugu horayso Bilic soo celinta caasimada iyo Howlaha balaadhan ee Habaynkii ka socda.


Magaalada Muqdisho oo mudooyin badan soo martay dagaalo badan oo meesha ka saartay Bilicdii magaalada, ayaa waxaa hada door wayn ka qaatay dib u dhiskeeda Dawlada Turkiga, Iyagoo dhisay Wadooyin badan, Sidoo kalana Shaqadii ay waday ku Wareejisay Dawalada Hoose Xamar, Wariye Nuur Saciid Ayaa Warbixin Ka diyaariyey Xili Habaynkii wuxuuna u kuur galay xaalada magaalada DAAWASHO WACAN.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada