DAAWO: Nolosha Habeenkii ee Magaalada Muqdisho (VIDEO)

DAAWO: Nolosha Habeenkii ee Magaalada Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:- Sidii ay u bilaabatay bisha barakaysan ee ramadaan ayaa Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom waxa ay Caasimadda Muqdisho xilliga habeenkii ka bilaabeen baaritaano ay ku suubinayaan gawaarida sida gaarka ah loo leeyahay ee maraya wadooyinka magaalada Muqdisho si loo adkeeyo Amniga caasimada.

Sarkaal u hadlay ciidamada Amisom ayaa sheegay in Al Shabaab ay bisha Ramadaan ku dhawaaqeen inay magaalada muqdisho ka gaysan doonto qaraxyo iyo qal qal galin xagga amniga ah, waxaana halkaan u taaganahay sidii aan uga taxadari lahayn qaraxyadaasi ayuu yiri sarkaalka.

Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada