Daawo Sawirada Diyaarad Nuuca Milatariga ah oo ku dul bur burtay Guryo kuyaala Dalka Indonesia

Daawo Sawirada Diyaarad Nuuca Milatariga ah oo ku dul bur burtay Guryo kuyaala Dalka Indonesia

daajis.com:- Diyaarad Nuuca Xamuulka qaado ah ay leeyihiin Ciidamada Dalka Indonesia ayaa ku dul bur burtay Guryo kuyaala Xaafad katirsan magaalada Medan oo ah Magaalada Sadaxaad ee ugu balaaran ee dalka Indonesia .

ku dhawaad 100-qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen shilkaasi diyaaradeed, waxaana diyaarada ay ku dul dhacday Hotel ,guryo ay dad dagnaayeen iyo sidoo kale gawaari halkaasi mareysay sida Saraakiil katirsan Milatarga xaqiijiyeen.

Afhayeen u hadlay Milatariga Indonesia ayaa xaqiijiyay im Diyaaradan bur burtay ay ku dhinteen dad badan oo rakaab ah iyo shaqaalihii la socday Diyaaradaasi, waxa uuna tilmamaay in ay socdaan gurmad iyo baaritaano.

Diyaarada milatariga lahaayeen ee Bur burtay ayaa nuuceedu ahaa C-130 , waxaana goobtii ay ku bur burtay ka dhashay bur bur soo gaaray guriyihii ay ku dul dhacday, waxaa sidoo kale goobtaasi ka dhashay gobasho ay diyaarada sababtay.










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada