daajis.com:- Dowladda xukunka haysa ee dalkaasi Masar ayaa waxay wacad ku martay, in kuwii gaystay dilka Xeer ilaaliyiha Hisham Barakat ay horkeeni doonaan sharciga, kooxaha ka danbeeyana dalka laga tir tiri doono.
Madaxweyne Sisi ayaa sheegy in uu suubiyaay sharci cusub oo lagula dagaalami doono kooxaha argagexisada ah ee ka dagaalama dalkaasi, waxayna maalintii shalay ahay ay ciidamada dalkaasi weerar ku qaadeen Jabhad xagjir ah oo kadagaalanta Gobolk Sinai ee wadankaasi Masar
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at