daajis.com:- Shirkad Japan ah ayaa soo saartay dhar qaboojiye ka sameysan oo kuleelka kaa difaacayo, looguna tagalay in la gashto xiliyada kuleelaha daran.
Jaakaddahan ayaa waxaa si gaar ah loogu talagalay dadka kuleelaha ku shaqeeya ee qabta shaqooyinka adag sida dhismooyinka guryaha, shirkaddaha kale ee howlaha culus ka shaqeeya iyo dadka xafiisyada fadhiya, waxayna jaakadan ay awoodeeda gaarsiisan tahay in 11 saacadood uu shaqeyso marwaxado ku xeran oo qabow ay ka helayaan.
Sidon kale Jaakaddan ayaa waxaa lagama maarmaan ah in la geliyo bateri, kaasoo ku haynaya 11 saac oo qofka uu ka helayo qabow inta uu doono ku dari karo, kana dhimi karo.
Waxaa la iibiyaa qiimo aad u yar marka la fiiriyo nacfiga ay u leedahay dadka, waxaana la kala siistaa $140 Mareykan ah.
Halkaan ka DaawoAir conditioned jackets for japanese summer oleh biomasculine
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at