Daawo:- Ciidamo boolis cusub oo tababar loogu soo xiray Muqdisho

Daawo:- Ciidamo boolis cusub oo tababar loogu soo xiray Muqdisho

daajis.com:- Dufcad ciidamo boolis cusub ah oo isugu jira rag iyo dumar ayaa waxaa tababar mudo bil socday loogu soo xiray kuliyadda tababarka ciisanka booliska ee Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho.


Ciidamadan ayaa waxaa tababarka siiyay ciidamada booliska AMISOM, waxaala la baray qaabka ay boolisku u shaqeeyeen iyagona caafimaadkooda la baaray.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada