daajis.com:- Waxaa maanta wareegto ka soo baxday Gudoomiyaha Arimaha Gudaha ee maamul Goboleedka Koonfur-Galbeed lagu magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Deegaanka Jaziira C/casiis Xaaji Cali Nuur.
Maamulka koonfur-Galbeed ayaa waxa uu maalmahan ku mashquulsanyahay sidii uu maamulo ugu suubin lahaa Degmooyinka iyo Tuulooyinka uu ka koobanyahay Maamul Goboleedkaasi.
Deegaanka Jaziira ayaa ahaa mid muran uu ka taagnaa meesha uu raacayo, iyadoo ay deegaankaasi isku haysteen Maamulka Koonfur-Galbeed iyo kan Goordhow lagu dhawaaqi doono ee Banaadir.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:57 and have
, Published at