daajis.com:- Jasiiradda Malta ayaa ah goobta ugu badan oo ay soo gaaraan dadka doonaya inay Tahriib ku soo galaan Qaaradda Yurub, dadkan ayaa isugu jira Soomaali, Itoobiyaan, Eriterea, suudaan, iyo dad kale oo ka yimaada dalalka ku yaal Afrikada-Galbeed.
Dadkan Doonaya inay Qaxootinimo ku soo galaan Qaaradda Yurub ayaa Naftooda ku soo Biimeeya Saharaha Africa sida liibiya iyo Marokko iyo qaybta ugu qatarsan ee safarkooda oo ah Badda Mediterranean-ka, halkaasoo ay sanad walba ku le’daan dhalinyaro badan oo Afrikaan ahi.
Hadaba halkan hoose ka daawo Barnaamij gaaban oo laga diyaariyay Tahriibayaasha.FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at