daajis.com:- Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Ciyaaraha kubadda Cagta ay ka noqonyaan kuwo aad looga xiiseeyo, iyadoo hadda Kooxaha magaalada ka jira ay ku soo biireen ciyaartooy Ajinabi ah kuwaas oo ka kala yimid dalal ku yaal qaaradda Africa sida Nigeria iyo Ugandha.
Ururka Kubada Cagta ee Soomaaliya ayaa sheegay inay go’aansadeen in Xadidaan Ciyaartooyda Ajinabiga ahi ee dalka soo gaaraya hadii ay isbedelku sidaan ku sii socdo ay ka cabsi qabaan in ciyaartooyda Soomaalidu ay jaanis heli waayaan.
Waxaana Koox waliba oo dalka ka dhisan loo ogolyahay inay keensan karaan 4 ciyaartooy oo ajinebi ah oo kaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:01 and have
, Published at