daajis.com:- Maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabtay xildhibaan ka tirsan Dowladda Fadaraalka Somalia oo si qarsoodiya ku yimid magaalada Boorama ee gobolka Awdal.
Badhasaabka gobolka Awdal, Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa xaqiijiyey xadhiga mudanahaasi ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, waxaanu xusay in sharciga la horgeyni doono, madaama oo uu ku kacay khiyaamo qaran.
xildhibaanada baarlamaankaXildhibaanka la xidhay ayaa magaciisa la yidhaa Xildhibaan Axmed Xuseen Xasan,kaas oo lagu eedeeyey dambi khiyaamo qaran.
Somaliland ayaa xeer ka soo saartay qofkii reer Somalilnad ah ee xil ka qabtay Dowladda Soomaaliya lagu oogi doono khiyaamo qaran iyo inuu qaranka khiyaameeyey, iyadoo ay ka mamnuuc tahay in qof masuul ah oo ka tirsan Soomaaliya uu Somaliland yimaado, iyadoo inta badan la musaafuriyo qof kii magaalooyinka Somailand lagu qabto ee xil ka haya dawladda Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:57 and have
, Published at