Maryan iyo Caisha Oo Video laga soo duubey Gudaha Siiriya -Muuqaal

Maryan iyo Caisha Oo Video laga soo duubey Gudaha Siiriya -Muuqaal

daajis.com:- Gabdho soomaali ah oo muddo dheer laga raadinayay dalka Siiriya ayaa waxa ay soo qireen nolosha dhabta ah ay ku jiraan waxaana ay ku qanacsanaayen qaabka ay nool yihiin iyo dagaalada ay kaga jiraan dalka Siiriya oo ay safar dheer usoo aadeen.

Labadan Gabar waa mataano waxaana Maryama qaba Nin u dhashay Sweden oo dagaal usoo doontay dalka Siiriya waxaana labadooda ay hada yihiin kuwa ku qanacsan dagaalada ay kaga qayb qaadanayaan dalka Siiriya oo ay muddo laba sana ah joogaan.

DAAWO NOLOSHA LABADA GABAR:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada