MUUQAAL CUSUB: Sida uu u howlgalo Garoonka Aadan Cadde

MUUQAAL CUSUB: Sida uu u howlgalo Garoonka Aadan Cadde

daajis.com:- Garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkaan howlaha ka socda ay sii kordhayeen, iyadoo dhismaha cusub ee lagu soo kordhiyay ay horseeday in duulimaadyada yimaada ay noqdeen kuwo si joogto ah maalin walba u yimaada, garoonkana ka dhigay mashquul.

Muuqaal cusub ayaa kasoo duubnay qaabka uu u howlgalo garoonka iyo adeegyada casriga ah ee lagu soo kordhiyay.

aden_4Shirkadda Favori ee dalka Turkiga laga leeyahay ayaa suuragelisay in garoonka uu la mid noqdo kuwa caalamiga ah ee ka dhisan dalalka caalamka qaarkood.

Hoos ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada