VIDEO:- Dowladda Kenya Iyo Soomaaliya oo Weli isku Fahmi La Derbiga Laga Dhisayo Xadka Labada Dal

VIDEO:- Dowladda Kenya Iyo Soomaaliya oo Weli isku Fahmi La Derbiga Laga Dhisayo Xadka Labada Dal

daajis.com:- Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa weli ku heshiin derbiga ay Kenya doonayso inay ka dhisto xadka labada dal.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waraysi uu goor here siiyay warbaahinta u sheegay in Kenya ay markii hore ku heshiiyeen inay xoojinayso oo ay dib u qalabayn ku suubinayso meelaha xadka ee la’isaga kala goosho labada dal oo kaliya, Laakiin Isbuucii hore ayuu Madaxweynuhu Baarlamaanka hortiisa ka Sheegay in Kenya ay bilaawday Cadaadis iyo xujooyin.





Dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxaa ay isku haystaan xuduud dhinaca badda ah, iyadoo Kenya ay doonayso inay si xirfadaysan ku Goosato dhul Badda ah oo ay Soomaaliya leedahay kaas oo sida la sheegay laga helay Gaas iyo Saliida dabiiciga ah oo farabadan.

Dowladda Kenya ayaa Cadaadis ku saaraysa in Soomaaliya ay dib uga noqoto Dacwadii ay u gudbisay Maxkamadda Sharciyada badda Aduunka oo Xaruntoodu tahay Magaalada Hamburg ee Dalka Jarmalka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada