Daawo Fuull Video;-Qudbadii Madaxweyne Cali Khalif Galaydh (MUUQAAL)

Daawo Fuull Video;-Qudbadii Madaxweyne Cali Khalif Galaydh (MUUQAAL)


daajis.com:- Madaxweynaha dawlada Khaatumo Dr Cali Khaliif galaydh ayaa Markii uu Ka soo dagay garoonka diyaaradaha magaalada buuhoodle jeediyay Qudbad xiiso badan”


Waxaana uu yidhi”Cidna Marti uga Noqon mayno  jiritaanka Khaatumo iyo Midnimada Umada Khaatumo Takale Somalidu waxaa ay dhahda Biyo gacmahaaga ayaa looga dharga””






“””MD Cali ayaa yidhi hadii awal Dawlada Somalia Ay Odhan jirtay war meel aan deeqihiina  iyo Waxa aad Gobolada Khaatumo xaq u leedihiin aan idin soo marino mahayno   Oo SNM iyo SSDF Ayaa Idinka Horjooga maanta alxamdulilaah waa haysana waana kaas Garoonka Ay ka soo dagayaan Kan Buuhoodle iyo kan taleex Labada wey ka sooda gayaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada