Dowlada Shiinaha oo si fudud u qalqal galisay dhaqaalaha Caalamka

Dowlada Shiinaha oo si fudud u qalqal galisay dhaqaalaha Caalamka

daajis.com:-  Dowladda Shiinaha ayaa talaabo kale qaaday si ay u yareeyso qiimaha lacagta Shiinaha ee Yuan, arintan ayaa saamaysay suuqyada lacagaha iyo walaaca laga qabo dhaqaalaha Shiinaha oo ah kan labaad ee ugu wayn adduunka.

Qiimaha yuanka marka loo badalayo dollarka ayaa la dhimay, iyadoo ka dhigtay lacagta shiinaha qiimaheedii ugu yaraa afar sano.

Saamiyada suuqyada ee Yurub ayaa hoos u dhacay, iyadoo suuqyada Asiya ee hoos u dhacay ay qiimaha lacagihii kale ay hoos u dhigeen.

Talaadadii, iyadoo ka jawaabayso hoos u dhaca ku yimid alaabada uu shiinaha dhoofiyo, masuuliyiinta Shiinaha ayaa hoos u dhigay qiimaha lacagta ku dhawaad laba boqolkiiba.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada