daajis.com:- Gabadha ku dhawaatay iney ku guuleysato quruxda Belgium Emily Vanhoutte ayaa eedeyn u soo jeedisay goolhayaha kooxda Chelsea Thibaut Courtois.
20 jirtan ayaa ku tilmaamtay ninkaas la moodo inuu yahay nin xer xeran oo afgaaban inuu yahay shaxaari shukaansaday iyada waana uu I qayaanay ayey tiri.
Kahor Koobkii Adduunkii Brazil ka dhacay inta uusan ka qeybgalin ayey sheegtay Emily Vanhoutte In iyada iyo Courtois uu ka dhaxeeyay xiriir.
Chelsea goalkeeper Thibaut Courtois accused of cheating on Spanish girlfriend with Miss Belgium hopeful 1
Laakiin 22 jirkan ayaa sidoo kale markaas la socday saaxibadiisa ee waqtiga dheer Marta Dominguez oo ah quruxley u dhalatay Spain ahna 25 jir.
Emily Vanhoutte waxaa ay sheegtay markii uu shukaansanayay goolhayaha Chelsea inuusan u sheegin in gabar kale uu xiriir laleeyahay mana ogeen ayey tiri inuu naag kale la socday.
“marnaba lama haasaaweyn nin qiyaanaya saaxibadiisa mana aan ogeyn inuu leeyahay saaxib ayey tiri.
Hadaba siddee ayey isku barteen Thibaut Courtois iyo Emily Vanhoutte,iyada ayaa ka jawaabeysa sida uu wiilkani xariif u yahay oo u shukaamiyay iyada.
“ waxaa uu igu arkay tartanka quruxda,waxaa uu igu soo diray fariin Facebook,sidaa daraadeed waan wadahadalnay kadibna isfahanay ayey tiri.
Chelsea goalkeeper Thibaut Courtois accused of cheating on Spanish girlfriend with Miss Belgium hopeful 2
Gabadhan waxaa ay sheegtay xiligaas inuu goolhayaha Chelsea xitaa ilaabay saaxibadiisii Marta waxaana u qaatay ayey tiri inuu aniga kaliya igu ekaa.
Emily Vanhoutte ayaa hadalkeeda ugu dambeeyay caro kala duldhacay ninkan kuna dirtay saaxibadiisa.
“hadii aan xiriir kale lahaan lahaa lama aanan hadleen xitaa raga kale.
Hadalkaas waxaa ay kala jeeday Thibaut Courtois inuu qiyaanay saaxibadiisa oo damac kale uu galay.
Tani waa Marta gabadha uu waqtiga dheer la socday ee gabadha kale ay ku eedeysay inuu qiyaanay.
Waa gabadha halka bil ay wada socdeen ee eedeynta u soo jeedisay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at