Taliyaha Ciidanka XDS oo Soo Bandhigay Gadiid soo Daabula Ciidamada Ku dhaawacma Furimaha Dagaalka (VIDEO)

Taliyaha Ciidanka XDS oo Soo Bandhigay Gadiid soo Daabula Ciidamada Ku dhaawacma Furimaha Dagaalka (VIDEO)

daajis.com:- Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed Mudane, Daahir Aadan Cilmi (Indho Qarshe) ayaa maanta Soo badhigay gaadiid loogu talagalay inay ciidanka Dagaalka Ku jira ee ka dagaalamaya furimaha hore u fidiyaan gargaar deg deg ah hadii uu dhaawac soo gaaro mid kamid nah askartaasi.


 Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada