daajis.com:- Danmjiraha Ingariiska u fadhisa dalka Soomaaliya ayaa waxay maanta xafiiskeeda ku qaabishay Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Agaasimaha Telefishinka Qaranka iyo xiriirka Warbaahinta madaxa banaan Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaala, Kulankan ayay kaga wada hadleen sii xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii Dowlada Ingiriiska uga qeyb qaadan laheyn Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya.
Hooe ka Daawo
Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Harriet Mathews ayaa ugu horeyn ka hadashay kulanka ay maanta la qaadatay Wasiirka Warfaafinta iyo mas’uuliyiintii la socotay.
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in safiirka Britian ee Soomaaliya ay isku afgarteen sidii dowlada Ingiriiska ay usii xoojin laheyd taageerada ay Soomaaliya siiso iyo sidoo kale Horumarinta Warbaahinta Dalka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:30 and have
, Published at