Wiil yar oo waxaan la aqoon wajiga uga soo baxay: Video

Wiil yar oo waxaan la aqoon wajiga uga soo baxay: Video

daajis.com:-Wiil yar oo waxaan la aqoon wajiga uga soo baxay: Video
C/raxmaan Yare, waa wiil todobo bil jira, waxaa wajigiisa kasoo baxay isagoo Seddax habeen dhalan, nabar, kasoo ask badalay calaamad weyn oo sankiisa iyo ishiisa qariyeen.

Hooyadiis oo lagu magacaabo Aamina waa reer miyi, waxayna intaas dhan ku haysay baadiyaha, haddana waxaa la keenay magaalada Burco.buro-wiil-yar

Wariye C/maalik Coldoon oo muuqaalkaan soo gudbiyay ayaa ka deyriyay xaalada wiilkaan yar oo qoyskiisa aysan awoodin inay u helaan daawo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada