DAAWO: Dagaalka ay Puntland kula Jirta Ciidamada Ururka Al Shabaab (VIDEO)

DAAWO: Dagaalka ay Puntland kula Jirta Ciidamada Ururka Al Shabaab (VIDEO)

daajis.com:- Maamul Goboleedka Puntland ayaa weli dagaal xoogan kula jira kooxda Al Shabaab qaybteeda ka dagaalanta dhulka Buuralyda ah ee Galgala.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ciidamadiisu ay weli dagaal xoogan kula jiraan ururka Al shabaab, isagoo ku nuux nuuxsaday in aysan caawimaad fiican aysan ka helin aduunka intiisa kale.

Ciidamada Puntland ayaa guulo ka soo hoyay dagaalkii ka dhacay Deegaanada ku xeeran Buuraha gal gala, dhulkaas oo ahaan jiray dhul ay haysataan ciidamada Shabaab.


Halkaan ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada