Daawo: Mario Balotelli oo dhaliyey Gool cajiib ah Guulna u horseedey AC Milan

Daawo: Mario Balotelli oo dhaliyey Gool cajiib ah Guulna u horseedey AC Milan

daajis.com:- Weeraryahanka u dhashay dalka Talyaaniga ee amaahda ugu dheela Xiligaan Kooxda AC Milan Mario Balotelli ayaa Guul gacanta kasaaray kooxdiisa Kulan katirsan Horyaalka Talyaaniga oo ay ladheeleen kooxda Udinese isaga oo weliba dhaliyey mid kamid Goolasha Cajiibka ah ee laga dhaliyo Kubada Cagta.

Mario Balotelli,ayaa shabaqa katoogtay meel aad uga fog Kubad Loogu dhigay laad xor ah taas oo shabqa u gashay silayaab leh daqiiqadii shanaad Cayaar ku dhamaatay 2-3 ay guushu Raacday AC Milan.

AC Milan ayaa qaybta hore ee Cayaarta waxa ay ku dhamaysatay 3-0 balse markii laysku soo laabtay ayey Udinese heleen 2 Gool oo qil qiil gelisey Guusha Milan laakiin Xidigaha Kooxdaas ayaa diidey in Gool Bareejo ah laga dhaliyo waxaana Weeraryahanka Liverpool leedahay ee Balotelli uu dheeley 90 kii daqiiqo ee Cayaarta.

Halkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada