Daawo Video: Xaasaska Al-shabaab iyo Caruurtooda oo kismayo la baacsanayo

Daawo Video: Xaasaska Al-shabaab iyo Caruurtooda oo kismayo la baacsanayo

daajis.com:- Jubbaland ee magaalada Kismaayo ayaa digniin kama dambeysa ah u diray xaasaska iyo caruurta horjoogayaal ka tirsan Kooxda Al-shabaab oo ku dhuumaaleysanaya xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo.


Axmed Carab Afhayeenka Ciidamada Nabad sugidda Kismaayo ayaa shaaciyay in xaasaska iyo caruurta Al shabaabay ay si deg deg ah magaalada uga baxaan hadii kale marka ay ciidamada gacanta ku soo dhigaan ay la kulmi doonaan ciqaab adag.

Carab ayaa sidoo kale digniin u diray dadka ku nool magaalada Kismaayo ee guryaha ka kireeya qof aysan garaneynin, isagoo intaasi sii raaciyay in qofkii arrintaan lagu helo ay gurigiisa la wareegi doonaan Ciidamada Nabad sugida.


HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada