daajis.com:- Caa’isha Cali waa haweenay Soomaaliyeed oo Xijaaban, kuna nool magaalada Oslo dalka Norwey, islamarkaana waxay wadaa Gaadhi wayn oo bas ah kaasi oo ka dhex shaqeeya Magaalada.
Warbaahinta Al-jazeera ayaa Warbixin xiiso badan waxay ka diyaarisay Kartida Caasha iyo sida ay uga dhex muuqato Bulshada ku dhaqan dalkaasi – HOOS KA DAAWO WARBIXINTA.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at