Daawo Muuqaalkaan:- Hassan Daahir Maxaa Iska Badalay (Dooriyay)

Daawo Muuqaalkaan:- Hassan Daahir Maxaa Iska Badalay (Dooriyay)

daajis.com:-  Sawirkan aad buu u faafay, waxaa ka muuqda meesha Xasan daahir aweys iyo nin cadaan ah oo lagu mgacaabo Pekka Haavist, sida la ogyahay xasan daahir waxaa lagu tirin jiray nin ku ad'adag diinta, oo waligiisa  ku jiray  gaal nacayb, laakin hadda sawirkaan maxaa lagu fisiri karaa, tolow maxaa iska baddalay sheekha oo la dhahay afghaanistaan ayuu ku soo jihaaday, aawey dadka masaakiinta wax kasta oo loo qurxiyo iska qaadan jiray, gaalka marka adiga aad la saaxiibto oo aad jacayl u muujiso waa xalaal, laakin marka aad ku aragto qofka aad nacayb tahay waa xaaraan, qisada cabdullaahi yuusuf iyo itoobiyaanka waa la wada yaqaanaa, markii cabdullaahi yuusuf la soo doortay oo baydhabo uu tagay waxaa lagu haystay gaal jacayl ayaa ku jiro, waa in lala dagaalamaa



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada