Sadex Gool Dhaliyey Alex Sanchez Iyo Daniel Sturidge Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Ugu Fiica Premier League, Yaa Kale Oo Ku Jira.

Sadex Gool Dhaliyey Alex Sanchez Iyo Daniel Sturidge Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Ugu Fiica Premier League, Yaa Kale Oo Ku Jira.

daajis.com:- Weeraryahanka kooxda Arsenal Alex Sanchez ayaa dib ugu soo laabtay kooxda isbuuca uga fiican Premier League, sadexdii gool ee uu isbuucan ka dhaliyey kooxda Lecestier City ayaa keentay inuu hogaamiyo kooxdaan.

Weeraryahanka kooxda Liverpool oo labo gool kula soo laabtay Liverpool Daniel Sturidge ayaa sidoo kale dhinac ka hogaaminaya kooxdaan.

Juan Mata oo dhaliyey goolka sadexaad kulankii Red Devils 3:0 ku garaacday Juventus ayaa sidoo kale ku jira.

Goolhaye: Hugo Lloris (Tottenham)

Daafaca: Mbabu (Newcastle) Zouma (Chelsea) Walker (Tottenham)

Khadka Dhexe:Ramires (Chelsea) Coutinho (Liverpool) Dier (Tottenham) Juan Mata (Man United)

Weerarka: Sturridge (Liverool) Sanchez (Arsenal) Kane (Tottenham)

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada