daajis.com:-Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysigii ugu horeeyay ee Mudo dheer kadib uu bixiyey Eng Abuukar Haji Mire oo Isagu ahaa Khabiir dhinaca Xafiiska Xogta iyo Isgaadhsiinta u qaabilsanaa Shirkadihii dhinaca Shidaal qodista iyo Sahaminta ka waday Xiligii dawladii dhexe ee Soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Abuukar oo markii horey ka shaqayn jiray wadamada Khaliijka ayaa wuxuu ka warbixiyey Shirkadii SHELL oo gaysay dalka Soomaaliya, Dhamaan deeganadii la baadhay, Qodistii iyo baadhistii ceelasha, Wuxuuna sidoo kale ka waramay in markiii shirkad ay maamulaysa Dawlada Holland soo saari rabtay Shidaalka Baardheere oo Hor istaagay wasiir ka tirsanaa Dawladii dhexe oo waydiistay lacag, Taasina ay diiday shirkadu, Wuxuuna sidoo kale xusay in markii arintasi soo shaacbaxday wasiirkii Shaqadii laga caydhiyey.
Ugu danbayntii wuxuu daaha uga qaaday waraysigaan oo ah mid aad u muhiima Arimo badan oo ay muhiim tahay inay Ogaadaan Bulshada Soomaaliyeed.
WARAYSI DAAWO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:17 and have
, Published at