daajis.com:- Ka dib wada Hadal dheer oo ay wada qaateen maamulka Ahlu suna iyo Ciidamada Ethiopia ee ku sugan magaalada Dhuusa-mareeb ayaa wuxuu cadeynayaa sida ay ciidamada Ethiopia u la shaqeyn doonaan Saraakiisha Labada maamul ee Galmudug iyo Koonfur galbeed Soomaaliya.
Sarkaalka haysta Ciidamada ku sugan magaalada Dhuuso-Mareen ayaa sheegay in Soomaalidu ay ogaadaan in ay joojiyaan khilaafka dhexdood ayna la socodaan in ay tahay ujeedada ugu wayn dagaalka Maleeshiyaadka Al-Shabaab lagula jiro,waxaanau sheegayaan in Saraakiisha AMISOM Sarkaal kaste uu mas’uul ka yahay goobta uu isagu joogo ee uu ka hawlgalo.
Saraakiisha Ciidamada Ethiopia ee heshiiskan la galay maamulkaKoonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in labada maamul ee Galmudug iyo koonfur galbeed Soomaaliya ay mid walba wada shaqayn ka dhexaysa taas oo salka ku haysa dagaalka Al-Shabaab.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:27 and have
, Published at