Daawo Sawirada :- Amiiro iyo Masuuliyiin ka qeyb gashay Janaaso lagu dukaday Meydka Sheikh Rashid bin Shiekh Mohamed

Daawo Sawirada :- Amiiro iyo Masuuliyiin ka qeyb gashay Janaaso lagu dukaday Meydka Sheikh Rashid bin Shiekh Mohamed

daajis.com:- Waxaa xalay masjidka weyn ee Zabeel ee Magaalada Dubai salaada Janaasada lagula dukaday Sheikh Rashid bin Shiekh Mohamed, oo ahaa wiil 33-sano jir ah uu dhalay Amiirka Dubai sidoo kale ah Ra’izul Wasaaraha Imaaraadka Carabta.

Sheikh Rashid bin Shiekh Mohamed, ayaa shalay geeri deg deg ah ku timid kadib markii uu wadnaha istaagay, geeridan ayaana aheed mid si weyn looga dareemay dalka Isu taga Imaaraadka Carabta gaar ahaan Magaalada Dubai.

Sadax maalin oo baroordiiq loo sameenayo ayaa looga dhawaaqay Dalka Imaaradaka Carabta geerida ku timid Sheikh Rashid bin Shiekh Mohamed, waxaana salaada Janaasada ee lagu dukaday marxuunkan ka qeyb galay Amiirada iyo madaxda ugu sareysa Imaaraadka Carabta.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada