daajis.com:- Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa shalay waxaa lagu qabtay tartan la xiriira Waran tuurida (Qaanso & Leebka).
Tartankaan ayaa waxaa isku ballansaday Odyaal ku nool degmada Boondheere, kuwaasoo caruurnimadoodi ku ciyaari jiray halkaas.
Ciyaartan ayaa kamid ah ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka Soomaalida waxayna mar ahayd ciyaar si aad ah looga xiiseeyo guud ahaan Koofurta Soomaaliya, balse waxay meesha ka baxday waqtiyadii dagaalada Sokeeye.
Halkaan Ka DAAWO VIDEO IYO SAWIRRADAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at